globalpressonline globalpressonline

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa13 xil oo muhiim oo magacaabay beelaha Hawiye

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tan iyo markii la doortay soo magacaabay xilal badan, waxaamna warbixintaan idinkugu soo gudbineynaa ku dhawaad 13 xil oo muhiim ah oo uu siiyey beesha Hawiye. Hoos ka aqriso shaqsiyaadka Hawiye iyo beesha ay ka soo jeedaan

1. Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Hawiye, Murusade

2. Wasiirka Arrimaha Dibadda, Yuusuf Garaad cumar, Hawiye, Habargidir, Ceyr

3. Wasiirka Amniga Gudaha, Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Hawiye, Abgaal , Harti , Obokar

4, Wasiirka Warfaafinta, Eng. C/raxmaan Yariisow, Hawiye, Abgaal, Wacbuudhan, Daa’uud.

5. Jeneral Axmed Maxamed Jimcaale Cirfiid , Taliyaha Ciidanka xoogga dalka , Hawiye, Habar Gidir, Saruur.

6. Xildhibaan C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Taliyaha Nabadsugida ayaa soo jeeda Hawiye (Xawaadle).

7. Axmed Washington , Maareeyaha dekedda, Hawiye, Abgaal

8. Yuusuf Jaalle , Maareeyaha Garoonka Muqdisho, Hawiye, Abgaal

9. Taliyaha ciidamada Cirka, Sareeye Guuto Maxamuud Shiikh Cali, Dable – Beyloot, Hawiye

10 .G/Sare Maxamed Aadan Jimcaale, Taliyaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha, Hawiye, Habargidir, Ceyr.

11. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Thaabit Cabdi Maxamed, Hawiye, Abgaal, Waceyle.

12. Afhayeenka Madaxweynaha, Hawiye

13. Afhayeenka Xukuumadda, Hawiye

Comments are closed.

Contact us

Email: info@globalpressonline.com